Wararka

Dowladda Faransiiska oo Xabsiga Dhigtay Hoggaamiyihii Hore ee Fallaagada ee dalka Kongo.

0 Visits: 225 | Tuesday January 05, 2021 - 20:26:34
Dowladda Faransiiska ayaa xabsiga u taxaabtay hoggaamiyihii hore ee fallaagada Kongada Dimoqraadiga Roger Lumbala. Faransiiska ayaa baaritaan ku wada hoggaamiyahan, Ninkan ayaa ku eedeysan in u uku lug lahaa gabood-fallo ka dhan ah bani aadamka kuwaas oo u uku kacay xilligii uu dagaalka sokeeye ka socday…

Read More »

Lafta-gareen oo billaabaya doorashada kadib markii la siiyey laba xil

0 Visits: 240 | Tuesday January 05, 2021 - 20:24:53
Guddiga doorashada ee lagu muransan-yahay ayaa bilaabay hirgelinta jadwalkii doorasho ee dhawaan qarka u saarna fashilka, kadib markii ay maanta xubno guddigaas kamid ah ka dageen magaalada Baydhabo. 12 xubnood oo kamid ah guddiga doorashada ee lagu muransan-yahay ayaa gaaray caasimada maamulka Koonfur…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-January-2020

0 Visits: 238 | Tuesday January 05, 2021 - 10:51:20
.

Read More »

Dardaaran Waalid iyo Damac Shaqo!!!.

0 Visits: 2819 | Monday January 04, 2021 - 21:57:53
,,

Read More »

Ciidamada Amniga Puntland ee PSF oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan G/Bari.

0 Visits: 319 | Monday January 04, 2021 - 20:34:06
Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaan PSF, ayaa shaaciyay inay hawgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Daacish ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan buuraleyda Gobolka Bari. Qoraal kooban oo lagu daabacay bogga Facebook ee ciidanka PSF, ayaa lagu sheegay in hawlgalkaas laga fuliyay tuulooyinka Timirshe…

Read More »

Qaxooti ay Soomaali ka mid tahay oo ku dhibaataysan xadka Bosnia iyo Croatia.

0 Visits: 213 | Monday January 04, 2021 - 20:24:45
Sarayevo:-Waxaa laga dayrinayaa xaaladda ay ku nool yihiin Muhaajiriin ku jirta xerada qaxootiga Lipa eek u taal xadka dalalka Bosnia iyo Croatia oo ka mid ah dalalka Qaarada Yurub. Dadka halkaasi ku dhibaataysan oo tiradooda gaareyso ilaa 3,000 oo qof ayaa waxaa la sheegay inay ku jiraan dad Soomaali…

Read More »

Weerar Dhiig Badan Ku Daatay oo Ka Dhacay Dalka Nayjar.

0 Visits: 228 | Monday January 04, 2021 - 20:21:01
NIAMEY:-Masuuliyiinta dalka Nayjar ee galbeedka Afrika ayaa sheegay in kooxo la rumaysanyahay in ay yihiin mintidiin islaamiyiin ah ay boqol qof ku dileen dalkaas. Kooxdan oo aad u hubaysnayd ayaa la sheegay in ay rasaas ku asqeeyeen rag iyo carruur ku sugnaa tuulooyinka Tchoma Bangou iyo Zaroumadareye…

Read More »

Dibadbax looga soo horjeedo wiil Soomaali ah oo ay dileen Booliska Minneapolis.

0 Visits: 222 | Monday January 04, 2021 - 20:13:42
Soomaali iyo dad kale oo badan ayaa waxa ay isugu soo baxeen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnessota halkaas oo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihin wiil Soomaali ah oo magaaladaas ay boolisku ku toogteen. Dadka isu soo baxay ayaa dalbanayay in qoyska Doolaal Ciid ay cadaalad helaan, iyo in mustaqbalka…

Read More »

C/Raxmaan C/Shakuur Oo Ka soo Horjeeystay Go'aankii Dowladda ee baarista Shidaalka.

0 Visits: 229 | Monday January 04, 2021 - 20:10:19
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kasoo horjeeystay Go'aankii kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu joojiyay in hubka lala galo Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, marka laga reebo Madaxda dowladda. C/raxmaan C/Shakuur oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da…

Read More »

Galmudug oo arrin xasaasi ah u xirtay mas'uul sare

0 Visits: 245 | Monday January 04, 2021 - 20:08:08
Maamulka Galmudug ayaa goordhoweyd xabsiga dhigay guddoomiyaha deegaanka Ceel-dheere, Cabdullaahi Cabdiraxmaan Raage (Xaduur), kadib markii uu geystay weerar ka dhan ah Taliyaha ilaalada koontaroolada, Dhame Cabdi Yare. Ciidamada booliska maamulkaas ee ka howl-gala magaalada Dhuusamareeb ayaa waxay…

Read More »

Puntland oo 'ka hortegtay' weeraro ay damacsaneyd kooxda Daacish + Sawirro

0 Visits: 239 | Monday January 04, 2021 - 20:05:48
Saraakiisha ammaanka ee Puntland ayaa faah faahin ka bixiyey howl-gallo ay labadii maalin ee la soo dhaafay ciidamada sida gaarka ah u tababaarn ee PSF-ta maamulkaasi ka sameeyeen dhulka buuraleyda ee gobolka Bari.

Read More »

Xog: is-faham horudhac ah oo lagu gaaray kulamadii ka socda magaalada Garowe

0 Visits: 221 | Monday January 04, 2021 - 19:57:39
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo siyaasadeed ka socdeen caasimada Puntland ee Garoowe, kuwaasi oo u dhaxeeyay madaxda dowladda federaal, kuwa maamulada dalka iyo musharaxiinta mucaaridka, oo ay ka dhex aloosan tahay xiisada doorashada. Madaxda ayaa markii hore maagalada Garoowe u tagay ka qeyb-galka…

Read More »

Xasan Cali Khayre iyo Qoor Qoor oo hal arrin isku raacay

0 Visits: 222 | Monday January 04, 2021 - 19:53:44
Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland kulan gaar ah kula yeeshay ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre. Labada mas'uul oo uu kulankooda qaatay saacad badan ayaa iska xog wareystay xaaladda…

Read More »

Laba shirkad oo maanta shidaalka Soomaaliya loogu saxiixayo Villa Somalia

0 Visits: 195 | Monday January 04, 2021 - 19:46:39
Laba shirkadood ayaa la filayaa in maanta loo saxiixo qodista shidaalka Soomaaliya, ayada oo kulan arrintaas ku saabsan uu ka dhacayo madaxtooyada Soomaaliya, sida ay ogaatay Caasimada Online. Heshiiskan ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixayaDowladda Federaalka Soomaaliya iyo shirkadaha qotista shidaalka,…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo Lafta-Gareen oo yeeshay kulan saacado badan qaatay

0 Visits: 228 | Monday January 04, 2021 - 19:40:09
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madaxtooyada kulan saacado badan qaatay kulan yeeshay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen. Lafta-Gareen kama uusan mid noqon madaxweynayaashii ka qeybgalay shirkii Aragti -Wadaag…

Read More »

Midowga Musharixiinta oo ka horyimid go'aankii hubka looga mamnuucay garoonka diyaaradaha Muqdisho

0 Visits: 241 | Monday January 04, 2021 - 19:36:40
Midowga musharixiinta ayaa ku gacan seyray go'aankii ay dowladda Soomaaliya uga mamnuucday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho hubka marka laga reebo hubka ay wattaan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya. Arrintan ayeey ku tilmaameen mid qalad ah oo aan la aqbali karin in qeybna…

Read More »

Al-Shabaab oo soo bandhigay muuqaalka raggii weeraray Saldhiggii Mareykanka ee Kenya

0 Visits: 235 | Monday January 04, 2021 - 19:34:15
Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal cusub oo ku saabsan weerarkii ay ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Manda Bay ee dalka Kenya. Muuqaalkan ayaa lagu soo beegay sanad kaddib weerarkaas, waxaana ka soo muuqanaya shan dagaalame oo weerarkaas fuliyay, iyadoo muuqaalka uu ka hadlayay Amiirka…

Read More »

Dagaal culus oo xalay degmada Afgooye ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab

0 Visits: 224 | Monday January 04, 2021 - 19:30:38
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in xalay uu ka dhacay gudaha degmada. Dad ku sugan Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalkan uu qarxay kaddib markii xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab weerar culus ku qaadeen Barkootarool oo ay deggenaayeen…

Read More »

Wasiirka Amniga oo sheegay in la xirey nin bastoolad ku ridey dad banaanbaxayay

0 Visits: 220 | Monday January 04, 2021 - 19:28:31
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jmcaale ayaa sheegay in la xirey nin ku hubeysnaa Bastoolad oo magaalada Muqdisho dhowaan ku rasaaseeyay dad dhigaayay banaanbax looga horjeeday Madaxweyne Farmaajo.

Read More »