Wararka

Muuse Biixi oo sameeyay isku shaandheyn ballaaran iyo wasiiro ay siibtay (Aqriso)

0 Visits: 189 | Sunday January 10, 2021 - 21:40:53
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa goordhoweyd waxa uu soo saaray wareegto uu ku sameeyay isku shaandheyn balaadhan, taasi oo xilalkii kaga qaaday Mas'uuliyiin ka tirsanaa xukuumadiisa, kuwaasi oo isugu jira wasiiro, kuxigeeno iyo agaasimayaal. Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu wareegtadan…

Read More »

Cali Dheere oo xukun 'dil' ah kasoo saarray guddoomiye Sanyare

0 Visits: 197 | Sunday January 10, 2021 - 21:39:46
Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab, Cali Dheere ayaa markii u horeysay ka hadlay arrin uu dhawaan sheegay guddoomiyaha gobolka Mudug, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare), midaasi oo ugu gefay masaajida iyo aaddanka. Afhayeenka ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid gef weyn ku ah Diinta, isagoona dagaal-yahanada Al-Shabaab…

Read More »

Maamulka Somaliland oo xayiraadii ka qaadday Universal tv

0 Visits: 201 | Sunday January 10, 2021 - 21:36:14
Somaliland ayaa maanta xayiraadii ka qaaday telefishinka Universal oo kamid ah telefishinada madaxa bannaan, kadib muddo dhowr bilood ah oo lagaga mamnuucay inuu ka shaqeeyo gudaha Somaliland. Qoraal maanta kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay in wasaaradda iyo telefishinku…

Read More »

Madaxweyne Kim Jong-un oo wacad ku maray inuu ballaarinayo Nukliyeerka Kuuriyada Woqooyi.

0 Visits: 195 | Sunday January 10, 2021 - 21:35:03
Isaga oo la hadlaya congress-ka ayuu Mr Kim wuxuu balan qaaday in la balaarin doono hubka Nukliyeerka ee Kuuriyada Woqooyi iyo awoodaha military. Wuxuu sheegay in qorshooyinka ku saabsan nukliyeer badda hoostiisa ay dhammaad ku dhow yihiin. Hadalkiisa ayaa ku soo aadaya iyadoo madaxweynaha la doortay…

Read More »

Ciidamadadowladda hoose ee Xamar oo howlgalo ka wado suuqa Xamarweyne.

0 Visits: 217 | Sunday January 10, 2021 - 21:33:04
Ciidamada ilaalada deegaanka dowladda hoose Xamar ayaa bilaabay howlo lagu qaadayo ama lagu furayo wadooyinka xiran ee sida sharci darada ah looga ganacsado ee laga dhistay sandaqadaha iyo gaari ganacanada lagu iibiyo alaabaha iyo dharka noocyadiisa kala duwan. Howlaahan lagu furayo wadooyinka dhex…

Read More »

Axmed Madoobe Oo Dib Ugu Laabtay Kismaayo Iyo Soo Dhaweyn Loo Sameeyay

0 Visits: 141 | Sunday January 10, 2021 - 13:47:06
..

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 10-JANUARY-2021

0 Visits: 1022 | Sunday January 10, 2021 - 10:25:00
.

Read More »

Shaqqlaha Rayidka Punland oo mushaarka loo kordhiyay

0 Visits: 276 | Saturday January 09, 2021 - 20:54:02
Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa xalay lagu qabtay munaasadda xuska 8-da January oo ku beegan sanad guuradii labaad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenka…

Read More »

COVID-19 oo Ku sii Laba Lixaadsanaya Itoobiya

0 Visits: 269 | Saturday January 09, 2021 - 20:52:28
Wasaaradda caafimaadka Dalka Itoobiya ayaa sheegtay in maalintii Jimcaha oo qudha ay diiwaangelisay 345 kiis oo cusub oo xanuunka COVID-19 ah. Wasaaradda ayaa sheegtay in tiradaas ay diiwaangelisay muudo ku siman 24 saacadood taas oo wadarta guud ee dadka qaba xanuunka ee dalkaas ka dhigaysa 127,572…

Read More »

Qaraar xilka looga qaadayo Trump oo la faafiyay

0 Visits: 233 | Saturday January 09, 2021 - 20:51:37
Xubnaha Xisbiga Dimuqraadiga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa faafiyey qaraar qabyo qoraal cusub oo xil ka qaadis ah oo ka dhan ah madaxweyne Trump. Xisbiga ayaa ku eedeyneya madaxweynaha xilka ka degaya danbiyo waaweyn iyo dambiyo fudud, oo ay kujirto kicinta kacdoon shacab. Afhayeenka aqalka congress-ka…

Read More »

Midowga Musharixiinta oo kasoo horjeestay Go'aankii Xukuumadda ee doorashooyinka

0 Visits: 245 | Saturday January 09, 2021 - 20:50:49
Midowga Musharrixiinta Mucaaradka Soomaaliya ayaa si cad uga soo horjeestay tallaabooyinka ku saabsanaa doorashada oo ay maanta ku dhawaaqday Xukuumadda Wasaare Rooble Rooble raaceen Madaxweynayaasha Galmudug, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed. Afhayeenka Midowga Musharrixiinta Ridwaan Xirsi oo Warbaahinta…

Read More »

DRC: Askar lala Xiriirinayay Dilka Madaxweyne Hore oo Xabsiga Laga sii Daayay

0 Visits: 241 | Saturday January 09, 2021 - 20:50:03
Dowladda Dimoqraadiga Kongo ayaa xabsiga ka sii deysay 23 askari oo loo heystay in ay ku lug lahaayeen dilka madaxweynihii hore ee dalkaas Laurent Kabila. Askartan ayaa tuhumada dilkaas awgiis xabsiga ku jirtay ku dhawaad labaatan sano. Askarta ayaa xabsiga laga sii daayay kaddib markii la shaaciyay…

Read More »

agaal beeleed culus oo Galabta dib uga qarxay Miyiga degmada Isku-shuban

0 Visits: 282 | Saturday January 09, 2021 - 20:49:05
Dagaal culus oo u dhexeeya laba beelood, ayaa mar kale Galabta dib uga qarxay miyiga degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari, kadib mudda kooban oo uu istaagay. Dagaalka oo ku salaysan muran ka dhashay degaamaynta miyiga Isku-shuban, ayaa saaka ka bilowday halkaas, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo…

Read More »

Mourinho oo la gaaray Spurs Finalkii ugu horeeyay

1 Visits: 4717 | Saturday January 09, 2021 - 20:48:05
Jose Mourinho ayaa sheegay in "wax qarsoodi ah" aysan aheyn guusha uu ka gaaray Carabao Cup, laakiin wuxuu qirtay inuu aaminsan yahay in Tottenham ay leedahay hal ujeedo oo u horseedeysa koobab. Mourinho iyo Spurs ayaa boos ka ballansaday finalka League Cup xalay, iyagoo Brentford 2-0 si ay…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo diyaarado ku geysay Beledweyne

0 Visits: 279 | Saturday January 09, 2021 - 20:46:58
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in dowladda Soomaaliya ay saddex diyaaradood oo sida Ciidamo farabadan ka dejisay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne. Diyaaradaha oo sida Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran…

Read More »

Villa Somalia iyo Saddex Dowlad Goboleed oo qabanaya doorasho aysan ku jirin Puntland iyo Jubaland

0 Visits: 240 | Saturday January 09, 2021 - 20:46:03
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in Xukuumaddiisu ay go'aansatay in la guda galo hirgelinta doorashooyinka dalka, islamarkaana aan wakhti lagu lumin muranka weli ka taagan Hannaanka Doorashada. Ra'iisul wasaare…

Read More »

Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose oo Guddi u saaray Colaada Walanweyn

0 Visits: 249 | Saturday January 09, 2021 - 20:44:31
Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo ka tirsan maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Gogol xaarna u ah Nabadda degmada Wanlaweyn. Guddigaan oo uu Magacaabay gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa guddoomiye looga dhigay…

Read More »

Qoor Qoor oo sheegay inuu gacan kasoo taagay Deni, A/Madoobe iyo mucaaradka

0 Visits: 250 | Saturday January 09, 2021 - 20:43:39
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa sheegay inuu kari waayay Axmed Madoobe, Saciid Deni iyo musharaxiinta mucaaradka, taasna ay qasab ka dhigtay inuu isaga haro waanwaantii uu ka waday xal u helidda arrimaha cakiran ee doorashooyinka. Qoor Qoor, oo ku sugan Muqdisho kana hadlayay…

Read More »