Wararka

DF Somalia oo war kasoo saartay qarax dad badan ku dhinteen oo shalay ka dhacay…

0 Visits: 171 | Friday January 22, 2021 - 20:51:21
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay qaraxyo ismiidaamin oo shalay ka dhacay dalka Ciraaq, kuwaasi oo ay ka dhasheen khasaaro kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac ah. Xukuumadda ayaa qaraxyadaas ku tilmaamtay kuwo fuleynimo leh oo lala beegsaday suuq bulsho oo lagu iibiyo dharka…

Read More »

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir ka yeeshay arrimaha doorashooyinka.

0 Visits: 203 | Friday January 22, 2021 - 20:50:10
Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Koofur galbeed, Galmudug, Puntland, Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa shir dhinaca taleefanka kaga wadahadlay ismari waaga ka taagan doroashooyinka iyo sidii xal looga gaari karo. Shirka oo saacado badan u socday madaxda dowlad goboleedyada ayaa waxay kaga shireen sidii…

Read More »

Puntland oo joojisay lacagaha loo kala gudbiyo Gobolada

0 Visits: 159 | Friday January 22, 2021 - 20:48:53
Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Amar kasoo baxay ayaa waxaa lagu joojiyay lacagaha Shilin Soomaaliga ah ee loo kala Safriyo Gobolada Maamulkaasi Puntland. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdi Warsame Ibaraahim lana ogeeysiiyay, Wasiirka…

Read More »

Israa'iil oo duqayn ku dishay qoys dhan

0 Visits: 191 | Friday January 22, 2021 - 20:47:28
Afar qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan laba carruur ah, ayaa lagu dilay duqeymo Israel ay ka geysatey gobolka Hama ee Suuriya subaxnimadii Jimcaha maanta ah, sida ay ku warantay wakaaladda wararka Suuriya ee SANA. SANA oo soo xiganaysa ilo milatari oo reer Syria ah ayaa sheegtay in difaaca cirka ee wadankaasi…

Read More »

Daacish oo sheegatay qaraxyadii cuslaa ee Baghdad

0 Visits: 181 | Friday January 22, 2021 - 20:46:18
Kooxda isku magacowday Dowladda Islaamka (IS) ayaa sheegtay inay ka dambeysay qaraxyo ismiidaamin ahaa oo shalay ka dhacay caasimadda Ciraaq ee Baghdad, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 32 qof ayna ku dhaawacmeen in ka badan 100 qof. Bartilmaameedku wuxuu ahaa Shiicada Muslimiinta ah, sida lagu sheegay…

Read More »

Nigeria: 13 jirkii diinta wax ka sheegay oo racfaan lagu sii daayay

0 Visits: 176 | Friday January 22, 2021 - 20:44:56
Wiil 13 jir ah oo 10 sano oo xabsi ah lagu xukumay sanadkii hore sababo la xiriira inuu diinta wax ka sheegay ayaa haatan ka bixi kara xabsiga. Waxaa bishii August xukun ku ridday maxkamad Islaami ah sababo la xiriira inuu wax ka sheegay Ilaahay, xilli ay dood ku dhex mareysay saaxiibkiis waqooyiga…

Read More »

Al-Shabaab oo soo buux dhaafiyey deegaano ka tirsan Shabeellada Dhexe

0 Visits: 183 | Friday January 22, 2021 - 20:43:27
Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku baxeen tuulooyin ku yaala baadiyaha degmada Raaga-ceelle oo laga soo sheegay dhaq-dhaqaaq ay wadaan dagaalameyaasha Al-shabaab. Ciidamada amniga ayaa la sheegay in ay baadi goobayaan…

Read More »

UNHCR oo sheegtay inay Soomaaliya marti galisay qaxooti badan sanadki 2020

0 Visits: 177 | Friday January 22, 2021 - 20:40:29
Hay'adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka mid aheyd dalalka Afrika ee sanadkii lasoo dhaafay martigaliyay Qaxootiga faraha badan. War kasoo baxay hay'adda ayaa lagu sheegay in Qaxootigaasi ay kala socdeen Afrika iyo Aasiya ayna dalalka ay ka yimaadeen…

Read More »

Galmudug oo shuruud ku sii deysay Wariye-yaashii lagu xiray Dhuusamareeb

0 Visits: 144 | Friday January 22, 2021 - 20:26:34
...

Read More »

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

0 Visits: 235 | Friday January 22, 2021 - 20:17:31
...

Read More »

Al-Shabab claims responsibility for deadly Somalia explosion  

0 Visits: 2012 | Thursday January 21, 2021 - 22:02:41
....

Read More »

Making a Difference: Lul Omar a mentor, friend for local Somali families

0 Visits: 1960 | Thursday January 21, 2021 - 21:57:52
..

Read More »

Somalia: EU begins €14.7M livestock, fisheries project

0 Visits: 2001 | Thursday January 21, 2021 - 21:54:54
..

Read More »

Hindiya: Goob lagu sameeyo tallaalka Coronavirus oo dab qabsaday

0 Visits: 216 | Thursday January 21, 2021 - 21:28:38
..

Read More »

Kulan dhexmaray Qoorqoor iyo xubnaha beesha Caalamka

0 Visits: 253 | Thursday January 21, 2021 - 21:21:13
,,,

Read More »

Maxaa ka dhexeeya Calanka Soomaalida iyo kan Mareeykanka?.

0 Visits: 2775 | Thursday January 21, 2021 - 21:15:45
...

Read More »

Madaxii Ajaaniibta Al-Shabaab & saraakiil kale oo duqeyn lagu khaarijiyey

0 Visits: 255 | Thursday January 21, 2021 - 21:07:20
..

Read More »

Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyey guddi muhiim ah

0 Visits: 218 | Thursday January 21, 2021 - 20:08:22
...

Read More »