Wararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridday Askari Horay Dil U Geeystay

0 Visits: 237 | Saturday January 23, 2021 - 17:10:32
Maxkamadda Ciidamaa Qalabka Sida, qeybteeda 60-aad, ee deeganada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xukun ku riday Askari, horay u dilay qof shacab ah . Eedeysane Cismaan Ibraahim Cabdi oo ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo eedeyay in uu horay dil ugu…

Read More »

Dowladda Afrikada Dhexe oo Xaalad Deg deg ah Ku Dhawaaqday

0 Visits: 219 | Saturday January 23, 2021 - 17:09:35
Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah xilli ciidamadeed iyo kuwa Qaramada Midoobay ay la dagaallamayaan jabhado ku soo siqaya caasimadda Bangui, kuwaas oo doonaya in ay la wareegaan awoodda dalkaas. Xoogagga la dagaallamaya dowladda oo hadda gacanta ku haya saddex meelood…

Read More »

QM oo ka walaacsan Kufsi baahsan oo ka jira deegaanka Tigray-ga.

0 Visits: 229 | Saturday January 23, 2021 - 17:08:10
Eedeymo culus oo kufsi baahsan ah ayaa laga soo sheegay gobolka Tigray ee waddanka Itoobiya, gaar ahaan xaruntiisa Maqale, sida ay sheegtay ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan tacaddiyada galmada ee goobaha dagaalka, Pramila Patten. Ciidamada federaalka ee Itoobiya ayaa 28-kii Nofembar 2020 gacanta…

Read More »

Boqollaal Ka Tirsan Ciidamada Ilaalada Qaranka Mareykanka oo Laga Helay Covid-19

0 Visits: 228 | Saturday January 23, 2021 - 17:06:52
150 ilaa 200 oo askari oo ka tirsan ilaalada Qaranka Mareyknaka oo magaalada Washington loo geeyay sugidda ammaanka xafladda caleema-saarka Madaxweyne Joe Biden ayaa laga helay xanuunka faafa ee Korona Feyras, sida uu Jimcihii sheegay Sarkaal katirsan ciidamada Mareykanka. Waaxda ilaalada Qaranka ayaa…

Read More »

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

0 Visits: 250 | Saturday January 23, 2021 - 17:05:35
Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay weerar loo adeegsaday qarax, kaas oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Puntland. Qaraxa oo ahaa miino ahaa ayaa lagu soo warramayaa in ciidamada lala eegtay, xilli ay howl-gal…

Read More »

Baabuur ay la socdeen siyaasiyiin caan ah oo maanta lagu qarxiyey Muqdisho

0 Visits: 233 | Saturday January 23, 2021 - 17:03:36
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, kaas oo lala eegtay gaari ay la socdeen siyaasiiyiin caan ah. Qaraxa oo ahaa miino ayaa ka dhacay agagaarka sarta Beexaani ee degmada Shibis, iyada…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda degmada Raage-Ceelle

0 Visits: 196 | Saturday January 23, 2021 - 17:02:24
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa inay dib ula waregeen gacan ku heynta degmada Raage-Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii ay saaka weerar ku qabsatay kooxda Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ay gudaha u galeen degmada, kadibna ay dagaalyahanada…

Read More »

Cidda sugeysa Amniga doorashooyinka Soomaaliya oo la shaaciyay

0 Visits: 208 | Saturday January 23, 2021 - 16:48:25
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay cidda sugeysa amniga doorashooyinka Soomaaliya, in kastoo weli aan wax xal ah laga gaarin muranka doorashooyinka. Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in aysan jirin xarun khasaas ah oo Booliska Soomaliya…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 23-1-2021

0 Visits: 318 | Saturday January 23, 2021 - 10:54:08
.

Read More »

DEG DEG: Qarax Daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 236 | Saturday January 23, 2021 - 10:10:07
...

Read More »

Wafdi uu hoggaminayo Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 177 | Friday January 22, 2021 - 23:55:03
...

Read More »

189 Al-Shabaab 'oo lagu dilay' weerar lagu qaaday goob ay ku shirayeen

0 Visits: 188 | Friday January 22, 2021 - 23:38:12
....

Read More »

Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

0 Visits: 158 | Friday January 22, 2021 - 22:09:31
...

Read More »

Trump iyo Ayatullah: Hoggaamiyaha Iiraan oo ku hanjabay duqeynta Trump oo golf ciyaaraya

0 Visits: 176 | Friday January 22, 2021 - 21:02:34
Ciwaanka Twitter-ka ee uu leeyahay hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa lagu soo bandhigay wax u muuqda codsi lagu doonayo in la weeraro Donald Trump, si looga aarguto dilkii sanadkii lasoo dhaafay loo geystay taliyihii sare ee militariga Iiraan. Sawir farshaxan ah uu soo…

Read More »

Cadaan mise madow!: Canada oo Soomaali ku tilmaantay inaysan ahayn madow sax ah

0 Visits: 185 | Friday January 22, 2021 - 20:58:51
Mas'uuliyiinta hayada u adeegta bulshada Soomaalida oo ka dhisan magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa sheegay in ay la fajaceen go'aan ay waax ka tirsan dowladda ugu diidday dhaqaale loogu talagalay, kaddib markii ay ku tilmaantay in Soomaalidu aysan ahayn madow sax ah, sida uu shaaciyay telefishinka…

Read More »

Ethiopia oo war rasmi kasoo saartay askarta Soomaalida ee la sheegay inay gobolka Tigray ka dagaalameen

0 Visits: 209 | Friday January 22, 2021 - 20:56:07
Dowladda Ethiopia ayaa maanta beenisay in ciidamo Soomaali ah ay ciidamadeeda kula garab dagaalameen gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas. Arrintan ayaa timid kadib markii guddiga arrimaha dibedda ee baarlamanka Soomaaliya uu shalay warqad uu u diray madaxweyne Farmaajo, taas oo looga dalbaday inuu ka…

Read More »

Guddoomiyihii Hodan oo maanta la aasay

0 Visits: 203 | Friday January 22, 2021 - 20:53:34
Waxaa maanta oo Jamce ah la aasay guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhaganuun oo habeen ka hor la dilay. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo…

Read More »

Kenya:- Al-shabaab oo Bur buriyay Shirkad Isgaarsiin oo ku taala Mandheera

0 Visits: 165 | Friday January 22, 2021 - 20:52:29
War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha Magalada Mandheere Cali Ibraahim Roba ayaa waxaa uu kaga hadlay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen shirkad isgaarsiineed ee ku taalla magaaladaasi. Guddoomiyaha ayaa sheegay in weerarka uu dhacay deegaanka Sarmaan Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee…

Read More »