Wararka

Tigray: Dad isku qoys oo lagu khasbay inay isu galmoodaan

0 Visits: 228 | Sunday January 24, 2021 - 08:14:55
..

Read More »

Joe Biden iyo Boris Johnson oo wada-hadallo yeeshay

0 Visits: 236 | Sunday January 24, 2021 - 07:51:01
...

Read More »

Yaa ka dambeeya beegsiga lagu hayo siyaasiyiinta beelaha dega Muqdisho?

0 Visits: 205 | Sunday January 24, 2021 - 07:20:39
...

Read More »

Maxay tahay Mas'uuliyadda ?=Faallo=

0 Visits: 2885 | Saturday January 23, 2021 - 23:46:53
...

Read More »

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Shil Ka Dhacay Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 181 | Saturday January 23, 2021 - 22:18:24
...

Read More »

Goobjooge ka sheekeeyay dhacdo naxdin leh, ka dib qaraxii Muqdisho

0 Visits: 227 | Saturday January 23, 2021 - 21:16:56
...

Read More »

Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Iyo Qorshe Socda

0 Visits: 196 | Saturday January 23, 2021 - 21:09:51
...

Read More »

Al-Shabaab oo afduubtay in ka badan 50 baabuur

0 Visits: 259 | Saturday January 23, 2021 - 20:55:05
..

Read More »

Larry King, weriyihii caanka ahaa oo geeriyooday

0 Visits: 244 | Saturday January 23, 2021 - 17:48:50
Larry King, weriyihii caanka ahaa ee u dhashay dalka Mareykanka ayaa ku geeriyooday isla Mareykanka isagoo da'diisu tahay 87. Larry ayaa ku geeriyooday gobolka Los Angeles, waxaana sida ay xaqiijisa shirkadda Ora Media oo uu kamid ahaa asaasayaasheeda uu ku geeriyooday isbitaalka Cedars-Sinai Medical…

Read More »

Turkiga oo digniin culus u diray dalalka Midowga Yurub

0 Visits: 244 | Saturday January 23, 2021 - 17:18:06
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa uga digay Midowga Yurub inay sii wadaan go'aanka cunaqabateynta lagu saarayo Ankara, kaasi oo ay meel mariyeen bishii Diseembar ee sanadkii tagay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mowlud Oglo ayaa arrinkan ka sheegay, isaga oo ku caddeeyay qoraal uu soo…

Read More »

Qaramada Midoobay oo wado qorsho qarsoon oo ka dhan ah AMISOM

0 Visits: 235 | Saturday January 23, 2021 - 17:17:02
Waxaa socdo qorsho cusub oo qarsoodi ah oo la doonayo in wax badan looga badalo qaabka uu u shaqeeyo howlgalka Midowga Africa ee AMISOM oo muddo 10 sano ah ka socday dalka Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen illo wareedyo diblumaasiyadeed. Qorshahaan ayaa yimid kadib markii howlgalka Midowga Africa ee AMISOM…

Read More »

Shir looga hadlayay Arrimo muhiim ah oo ka furmay Muqdisho

0 Visits: 224 | Saturday January 23, 2021 - 17:15:39
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee Warbixinta Qiimeynta Khataraha Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta waxa loogu hero Argagixisada. Shirka ayaa waxaa furay Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar waxaa goobjoog ka ahaa Wasiieo uu horkacayay Wasiirka…

Read More »

Guuleed" Dowladda Federaalka Soomaaliya Amniga Guud ee dalka ayay dayacday"

0 Visits: 233 | Saturday January 23, 2021 - 17:14:19
Siyaasiga Cabdi Kariin Xuseen Guuleed kana mid ah Xubnaha Midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay dayacay amniga Guud ee dalka. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa waxaa uu ku sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay xoogeyteen lalka kooxaha argagixisadaha…

Read More »

Senatka oo mudeeyay xil-kaqaadista Trump

0 Visits: 234 | Saturday January 23, 2021 - 17:13:15
Hogaamiyaasha Golaha Senetka ee Mareykanka ayaa xalay ku heshiiyay, in dib loo dhigay dhageysiga doodda xil-kaqaadista madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump. Tallaabadan ayaa looga golleeyahay in fursad la siiyo ansixinta xubnaha Golaha Wasiiradda ee madaxweyne Joe Biden, si maamulka cusub uu…

Read More »

Garoonka Diyaaraha Baqdaad oo gantaalo lagu garaacay

0 Visits: 215 | Saturday January 23, 2021 - 17:11:52
Milatariga Ciraaq ayaa Maanta sheegay in seddex gantaal lagu garaacay garoonka diyaaradaha Baqdaad, seddex maalmood uun ka dib markii magaalada caasimada ah ay ka dhaceen laba qarax oo ismiidaamin ahaa. Weeraradaan gantaalada ah ayaa ku dhacay banaanka garoonka diyaaradaha, sida lagu sheegay bayaan…

Read More »