Wararka

Banaanbax looga soo horjeeday Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 267 | Monday January 25, 2021 - 22:30:44
Banaanbaxaan ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka wadajir iyo Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir, waxaana dhigay qaar kamid ah dadka ku nool degmadaas oo la soo abaabulay. Dadka banaanbaxa dhigayay oo u badnaa Haween ayaa waxa ay wateen boorar lagu xardhay Sawirka Madaxweyne Farmaajo,…

Read More »

Muxuu yahay hubka culus iyo rasaasta ay ka hortegtay dowladda Soomaaliya?

0 Visits: 238 | Monday January 25, 2021 - 21:58:00
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta shaacisay inay ka hortegtay hub iyo rasaas la doonayey in sharci darro dalka lagu soo geliyo, waxaana arrintaasi faah-faahiyey wasiirka warfaafinta, Cismaan Abuukar Dubbe. Wasiirka oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hubka…

Read More »

Guddoomiye Mahad "Degmada Waaberi Waxa Ay Diyaar U Tahay Soo Dhaweynta Bahda Isboortiga Gudaha Iyo Dibada"

0 Visits: 283 | Monday January 25, 2021 - 21:56:09
Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi ayaa sheegay in uu diyaar u yahay soo dhaweynta bahda ciyaaraha Soomaaliya ee joogta gudaha dalka iyo laacibiintii hore ee ku soo laabanaysa Magaalada Muqdisho kuwaas oo ka kala imaanaya Waqooyiga America,Yurub iyo dalalka carabta.

Read More »

Wasiir Fiqi "Ddagaalkii ka dhacay Mudug waxaan ku dilnay 20-ka tirsan Al-Shabaab ".

0 Visits: 232 | Monday January 25, 2021 - 21:55:04
Xaaladda deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara oo ay dagaallo ka dheceen ayaa degen, sida ay soo sheegayaan wararka aan ka helayo deegaanadaasi. Dagaalkan ayaa dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Warar laga helayo goobaha caafimaadka…

Read More »

Dowladda Itoobiya oo war kasoo saartay xaaladda Abiy Ahmed

0 Visits: 236 | Monday January 25, 2021 - 21:53:39
Dowladda Itoobiya ayaa markii u horeysay ka hadashay warar maalmihii u dambeeyay qabsaday baraha bulshada, kuwaasi oo ku aadana xaaladda caafimaad ee ra'iisal wasaaraha dalkaas, Abiy Axmed, kadib muddo laga waayay warbaahinta. Xafiiska ra'iisal wasaaraha ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Guul Ka Sheegatay Dagaalkii Beledxaawo

0 Visits: 227 | Monday January 25, 2021 - 21:51:15
Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaal xalay illaa maanta ciidamada iyo jabhad fallaago ah ku dgex maray ku dhex maray Magaalada Beledxaawo ee Gobalka Gedo. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cismaan Dubbe oo shir jiraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay…

Read More »

Beesha Caalamka oo weli wadada dadaalo la isugu keenayo dhinacyada isku khilaafsan Doorashooyinka.

0 Visits: 260 | Monday January 25, 2021 - 21:50:03
Waxaa weli soconaya dadaalada ay wadaan xubaha beesha Caalamka, kaasi oo la isugu soo dhaweynayo dhinacyada isku haya arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, waxaana dadaaladan wada Wakiilka Qaramada Midoobey ee arimmaha Soomaaliya James Swan. Wakiilada Beesha Caalamka ayaa doonaya in deg deg loo xalliyo…

Read More »

Maxaa ka jira inay ciidamo Kenyan ah ka qeyb qaateen dagaalkii Beled-Xaawo?

0 Visits: 255 | Monday January 25, 2021 - 21:48:44
Maamulka Jubbaland ayaa beeniyay sheegashada dowladda federaalka ee ku aadaneyd dagaalkii magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kaasi oo ay sheegtay inay qeyb ka ahaayeen ciidamada Kenya. Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyntaasi, isagoona…

Read More »

Carruur ku dhimatay Madfac ku soo dhacay Gurigooda oo ku yaala Beled-Xaawo.

0 Visits: 266 | Monday January 25, 2021 - 21:47:48
Dagaal ayaa weli wuxuu ka socda degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, halkaas oo la sheegay in xalay saqdii dehxe ay weerar ku qaadeen Ciidamada jubbaland ee uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Maamulkaas Cabdi Rashiid Janan. Dagaalka oo mar kale saakay bilaawday ayaa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan,…

Read More »

Agaasime CABDINUUR oo qaaday tallaabo dhaawici karta doorashada Farmaajo

0 Visits: 248 | Monday January 25, 2021 - 21:46:35
Sida ay xog ku heshay Caasimada Online. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa mamnuucday bixinta kaarar la siin jiray odayaasha dhaqanka, ganacsatada, siyaasiyiintii hore, wariyeyaasha iyo bulshada qeybaheeda kala duwan kuwaasoo xiriir dhaw lalahaa Villa Soomaaliya. Kaararkan oo loo yaqaana VIP ayaa loo bixin…

Read More »

Kenya oo qoraal u dirtay Midowga Afrika, sheegtayna inay aad uga walaacsan tahay dagaalkaasi.(Aqriso Qoraalkaasi).

0 Visits: 229 | Monday January 25, 2021 - 21:45:29
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay dagaalka magaalada Beled-Xaawo, oo dowladda Soomaaliya ay ku eedeysay inay soo qaadeen jabhad ay soo hubeysay Kenya. Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ayaa qoraal ay u dirtay guddoomiyaha Midowga Afrika ku sheegtay inay aad uga walaacsan tahay dagaalka kasoo cusboonaaday…

Read More »

Garowe: Deni iyo Swan Oo Ka Wada Hadlay Xal U Helidda Dooorashooyinka

0 Visits: 226 | Monday January 25, 2021 - 21:44:22
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland gaaray wafdi u ogaaminayo wakiilka gaarka ah ee ergayga Qaramada Midoobay u qaabiilsan arimaha Soomaaliya James Swan . Wakiilka ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweeynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni , iyo…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii Beled Xaawo iyo ciidamada dowladda oo…

0 Visits: 213 | Monday January 25, 2021 - 21:43:33
Waxaa soo dhamaaday dagaal in ka badan 10 saacadood ka socday magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ee dhacda xadka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya. Dagaalka oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac, la iskuna adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, ayaa bilowday kadib marki ay Beled Xaawo soo galeen…

Read More »

Maxkamadda CQS oo qaaday Dacwadloo haystola horkeenay rag loo heysto Shabaabnimo.

0 Visits: 218 | Monday January 25, 2021 - 21:42:16
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qeybta 27aad ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa la horkeenay rag loo heystay ka mid ahaanshaha Ururka Al-Shabaab. Ragga oo gaarayay 5 Xubnood ayaa mas'uuliyiinta Maxkamadda waxay sheegeen in laba ka mid ah qirteen inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, halka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-JANUARY-2021

0 Visits: 257 | Monday January 25, 2021 - 10:38:12
.

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo War Kulul Kasoo Saartay Dagaalkii Balad-Xaawo

0 Visits: 238 | Monday January 25, 2021 - 09:51:13
...

Read More »

Dowladda Somalia Oo Ka Hortegtay Hub Iyo Rasaas Lasoo Gelin Rabay Dalka

0 Visits: 231 | Monday January 25, 2021 - 09:47:49
..

Read More »

Jubbaland oo sheegtay in ay la wareegeen gacan ku haynta Beledxaawo.

0 Visits: 209 | Monday January 25, 2021 - 08:29:06
...

Read More »

Maxaa kala qabsan doona milkiilaha Facebook iyo Biden?

0 Visits: 226 | Monday January 25, 2021 - 08:19:51
....

Read More »

Sweden ayaa mamnuucday dadka ka soo gala Norway caawa

0 Visits: 200 | Monday January 25, 2021 - 07:38:24
...

Read More »