Wararka

Midowga Culimada Islaamka oo War kasoo saaray heshiiskii Baxreyn & Israaii

0 Visits: 32 | Monday September 14, 2020 - 11:50:42
Midowga Caalamiga ah ee Culimada Muslimiinta ayaa si rasmi u muujiyay dareenkiisa ku aaddan heshiiska Dowladda Baxrayn ay dhawaan la galay Israel, kadib markii heshiis uu shaaciyay Madaxweyaha Mareykanka. Midowga Caalamiga ah ee Culimada ayaa heshiiskaas Baxrayn la gashay Israel waxaa ay ku ilmaameen…

Read More »

Salaad C.Jeelle "Ku dhawaaqista Musharaxnimada Kheyre Culeys Noocee ah Ayeey Wadata.."

0 Visits: 30 | Monday September 14, 2020 - 11:48:29
Ku dhawaaqista Musharaxnimada Kheyre Culeys Noocee ah Ayeey Wadataa Hadal heynta ugu badan ee la isla dhaxmaraye maanta Magaalada Muqdishu iyo meelaha ay dadka iskugu yimaadaan gaar ahaan baraha Bulshada, waxaan sabab u aheyd Ku dhawaaqista Musharaxnimada Xasan Cali Khayre, waxaa kaloo arkay Masuuliyiin…

Read More »

Gedo: Askar Itoobiyaan ah oo isku dishay Haweeney darteed

0 Visits: 40 | Monday September 14, 2020 - 11:41:05
Wararka aan ka heleyno Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay isku dileen laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee AMISOM. Dilka Askarta Itoobiyaanka ah ayaa yimid, kadib markii uu muran gacan ka hadal ah uu soo kala dhex-galay…

Read More »

Qodobka ugu adag ee la isku hayo kadib furitaankii shirka DF iyo dowlad goboleedyada

0 Visits: 28 | Monday September 14, 2020 - 11:38:44
Shirkii madaxweyne Farmaajo iyo madax goboleedyada dalka ayaa shalay si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho kadib dhowr jeer oo uu sababo kala duwan u baaqday. Kulankii shalay ayaa ahaa furitaan iyo qado sharaf kaliya waxaana ajendeyaasha shirka si rasmi ah la guda geli doonaa maanta iyo wixii ka…

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan gaar ah la yeeshay Donald Yamamoto

0 Visits: 31 | Monday September 14, 2020 - 11:34:20
Madaxweyaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya dalka Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka 2020/2021 iyo heshiisyada…

Read More »

Trump oo cafis u fidinaya sarkaal baxsad ah oo dambi ku oogay dad Soomaali ah

0 Visits: 27 | Monday September 14, 2020 - 11:31:38
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa laga yaabaa inuu cafis u fidiyo sarkaal baxsad ah oo sabab u noqday in xabsi la dhigo afar qofood oo kasoo jeeda Soomaaliya. Warbaahinta maxaliga ah ee Mareykanka ayaa warisay iney suuragal tahay cafis loo fidiyo Edward Snowden oo dhexda kaga jiray kiis…

Read More »

Wiil yar oo lagu fara-xumeeyay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 31 | Monday September 14, 2020 - 11:21:22
Wiil yar ayaa waxaa la sheegay in lagu fara-xumeeyay degmada Shangaani ee Gobolkaan Banaadir, waxaana falkaas kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah. Ehelada wiilka yar oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in wiilkooda oo 10 sano jir ah falka lagula kacay xili habeen ah, uuna ku sugnaa gurigooda oo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-SEP-2020...

0 Visits: 38 | Monday September 14, 2020 - 09:37:25
Mowqifka Puntland iyo Jubaland iyo 5 qodob oo ay la tageen shirka Muqdisho xog ku saabsan mowqifka Puntland iyo Jub aland ee arrimaha doorashooyinka iyo qodobada ay qorsheeyeen inay la tagaan shirka DFS & D/G/yada ee Shalay ka fur may M/Muqdisho. Sida aan xogta ku helnay qo dobada mowqifka ayaa ba dankood…

Read More »

Gobolka kamida dalka Nigeria oo laga ansixiyay sharci ogolaanaya in la dhufaano ragga carruurta kufsada

0 Visits: 45 | Monday September 14, 2020 - 00:30:11
Sharci-dajiyayaasha Gobolka Kaduna ee waddanka Nigeria ayaa ansixiyay in la dhufaano kuwa lagu helo kufsiga carruurta da'doodu ka yar tahay 14 sano. Barasaabka gobolka Kaduna Nasir Ahmad el-Rufai ayaa looga baahan yahay inuu saxeexo xeerkaan si uu sharci uga noqdo gobolka waqooyi-galbeed. Tallaabadan…

Read More »

Daraasad: COVID-19 oo xanuun dhanka maskaxda ah ku reebaya dhallinyarada

0 Visits: 39 | Sunday September 13, 2020 - 22:48:32
Cudurka faafa ee Covid-19 wuxuu saameyn xun ku yeeshaa maskaxda dhallinyarada sida ku cad ra'yi uruurin dhowaan laga sameeyay dalka Mareykanka. Dhallinyarada da'doodu u dhaxeeyso 32 jir ilaa 18 ayaa ah kuwa ugu badan ee ka cabanaya xanuunnada maskaxda saameeya sida niyad-jabka iyo walaaca oo…

Read More »

Talyaaniga oo aqbalay inuu magangeliyo tahriibayaal muddo 40 maalmood ah saarnaa markab

0 Visits: 41 | Sunday September 13, 2020 - 22:38:22
Dowlada Talyaaniga ayaa aqbashay inay magangelyo siiso koox tahriibayaal ah oo uu soo badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Denmark oo ku sugnaa badda Mediterranean-ka. Tahriibayaashan ayaa loo ogolaaday inay ku degaan dalka Talyaaniga kadib in ka badan 40 maalmood oo ay badda ku jireen. Markabkii…

Read More »

Akhriso: Mahdi Guuleed oo aan wax kaalin ah ku laheyn arrimaha siyaasadda ee socda

0 Visits: 44 | Sunday September 13, 2020 - 22:35:49
Sii hayaha xilka Ra'iisul Wasaaraha ahna Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wax door ah ku laheyn siyaasadda dalka. Mahdi Guuleed oo loo arkayay inuu buuxiyay booska Ra'iisul Wasaare, maadaama muddo 50 cisho ah uu xilka sii haayo, haddana taas awood siyaasadeed oo muuqata…

Read More »

Muxuu ahaa u jeedka kulanka Goodax Barre iyo heesaa Sharma Boy?

0 Visits: 38 | Sunday September 13, 2020 - 22:21:48
Wasiirka Waxbarshada dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta la kulmay Sharma Boy oo ah heesaa da'yar oo saameyn ku leh dhallinyarada Muqdisho. Goodax Barre ayaa ka codsaday heesaa Sharma Boy inuu fankiisa u weeciyo ku baraarujinta dhallinta, ahmiyadda ay leedahay waxbarashada.…

Read More »

Wasiir Goodax oo kulan la qaatay Guddiga Dalladaha Waxbarashada dalka

0 Visits: 40 | Sunday September 13, 2020 - 21:53:18
Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta oo Axad ah kulan gaar ah la qaatay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka. Kulanka dhexmaray Wasiir Goodax Barre iyo Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka ayaa waxaa looga hadlay dib-u-eegista iyo horumarinta…

Read More »

Sawirro:-Al-shabaab oo gacanta ku dhigay diyaarad ku dhacday J/Hoose

0 Visits: 38 | Sunday September 13, 2020 - 21:16:01
Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa gacanta ku dhigay Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ee loo adeegsado sirdoonka iyo Sawiradda, taasi ku dhacday Gobolka Jubbada Hoose. Diyaaraddaas oo ah mid yar ayaa waxaa la sheegay inay ku dhacday agagaarka Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo fariin u diray Shacabka

0 Visits: 41 | Sunday September 13, 2020 - 21:04:46
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Bulshada reer Somaliland kula dardaarmay inay ka fogaadan qabyaalada, waxaana uu xusay in loo baahan in la xoojiyo hannaanka Xisbiyada maamulkooda. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Wasaaradaha Horumarinta Caafimaadka iyo Waxbarashada ku boggaadiyey dedaalkii…

Read More »

Ciidamada Nabadsugida Jubland oo Gudaha Kismaayo Miinoiyin ka soo saaray .

0 Visits: 42 | Sunday September 13, 2020 - 20:38:24
Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa sheegay inay bambooyin ka soo saareen dhul bacaad ah oo ku yaalla Xaafadda Farjanno ee Magaalada Kismaayo. Qoraal ka soo baxay Taliska Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Jubaland, ayaa lagu sheegay in Bumbooyinkaas ay aaseen xubno ka tirsan…

Read More »

Omar demands ICE halt plans to deport Somali illegal immigrants from her district: 'Risking the spread of COVID'

0 Visits: 242 | Sunday September 13, 2020 - 20:33:34
Rep. Ilhan Omar criticized Immigration and Customs Enforcement on Saturday over the agency's potential deportation of illegal immigrants back to Somalia, citing coronavirus fears as a reason to halt the deportations. "ICE is set to deport dozens of individuals from my district to Somalia, risking…

Read More »

Somali Red Crescent launches of toll-free number (446) for emergency services facebook sharing button Share

0 Visits: 218 | Sunday September 13, 2020 - 20:19:44
People in need of emergency medical services can now call a 24-hour toll-free number to seek first aid and transport services from the Somali Red Crescent (SRCS). The new number aims to enhance the quality and efficiency of emergency services in Mogadishu. During emergencies, readiness and swift response…

Read More »

Sheekh Cabdi Xayi oo si adag uga hadlay kufsigii iyo dilkii Xamdi Maxamed

0 Visits: 49 | Sunday September 13, 2020 - 20:03:25
Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo ka mid ah Culima'udiinka Soomaaliyeed, ee degan Magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay kufsigii iyo dilkii Xamdi Maxamed Faarax loogu gaystay Magaalada Muqdiso. Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan ayaa tilmaamay in qof kasta oo damiirkiisu noolyahay uu ka damqanayo…

Read More »