Wararka

Shirkii madax goboleedyada oo baaqday kadib faro-gelin ka timid Farmaajo (Xog)

0 Visits: 200 | Thursday March 25, 2021 - 21:09:46
Shirkii ay galinka dambe ee maanta u balansanaayeen madaxda maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, HirShabeelle iyo Galmudug ayaa baaqday kadib faro-gelin ka timid Farmaajo, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah. Shirkaan oo ay gadaal ka riixeysay beesha caalamka…

Read More »

Midowga Yurub oo ka hor-yimid heshiiska DF iyo Janan + V/Somalia oo u jawaabtay

0 Visits: 200 | Thursday March 25, 2021 - 21:06:14
Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya, Amb. Nicolas Berlanga ayaa markii u horeysay ka hadlay heshiiska dowladda iyo Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, oo shalay si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo. Nicolas Berlanga oo qoraal soo dhigay bartiisa twitter-ka ayaa ka horyimid…

Read More »

Janan iyo Fahad Yaasiin oo Muqdisho kasoo degay

0 Visits: 223 | Thursday March 25, 2021 - 20:42:43
Xog aan helnay ayaa sheegeysa in galabta wasiirkii hore ee amniga Jubaland Cabdirashiid Janan, oo heshiis la galay dowladda federaalka, laga soo dejiyey garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in Janan uu la socdoTaliyaha hay'adda NISA Fahad…

Read More »

CC Sharmaarke: 5 qodob oo dowladnimadeena ah ayuu Farmaajo dhaawacay

0 Visits: 191 | Thursday March 25, 2021 - 20:41:01
Ra'iisul wasaarihii hore ee Somali Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa si qoto dheer ah u faah faahiyay dib u dhaca iyo dhaawacyada gaaray nidaamka dowladnimo ee Soomaaliya xili tobankii sano ee lasoo dhaafay dowladdihii kala danbeeyay ahaayeen kuwo hadba meel soo gaarsiinayay horumarka…

Read More »

Sarkaal ka tirsan ciidamada Millatariga oo lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 246 | Thursday March 25, 2021 - 12:13:45
Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa Miino nooca dhulka lagu aasa ah ayaa lala eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada Millatariga Soomaaliya oo marayay wadada aadda degmada Deyniile…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 25 MARS 2021

0 Visits: 299 | Thursday March 25, 2021 - 10:51:36
,

Read More »

Somali-made Covid vaccination film aims to dispel myths

0 Visits: 795 | Thursday March 25, 2021 - 09:14:42
..

Read More »

DEG DEG:- Tiro Hoobiyeyaal ah oo ku dhacay gudaha xerada Xalane

0 Visits: 230 | Thursday March 25, 2021 - 08:35:13
..

Read More »

Daraasad muujineysa in musuqmaasuqa uu ku baahay guud ahaan Soomaaliya.

0 Visits: 194 | Thursday March 25, 2021 - 08:28:13
..

Read More »

Eriteria Oo Lagu Eedeeyay In Boqolaal Qof Ay Ku Laayeen Magaalada Aksum

0 Visits: 238 | Thursday March 25, 2021 - 08:25:16
..

Read More »

Jubbaland oo Nolosha ku qabatay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

0 Visits: 171 | Thursday March 25, 2021 - 08:22:16
..

Read More »

Jabuuti iyo Sucuudiga oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah

0 Visits: 176 | Thursday March 25, 2021 - 07:40:36
..

Read More »