Wararka

Wararkii ugu dambeeyey kulamada u socda madax maamul goboleedyada

0 Visits: 192 | Sunday March 28, 2021 - 19:21:17
Agaasimaha madaxtooyada Puntland ahna afhayeenka madaxweynaha Jaamac Deperaani ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah uga warbixiyay habsami u socodka shirarka u socda madaxda dowlad goboleedyada. Afhayeenka wuxuu sheegay in kulamada u socda madaxda dowlad goboleedyada uu yahay mid ku socda sida…

Read More »

Daawo: Xildhibaanadii laga mamnuucay kalfadhigga BF oo go'aan gaaray

0 Visits: 194 | Sunday March 28, 2021 - 19:15:59
Qaar ka mid ah xildhibaanadii laga mamnuucay inay soo xaadiraan kulanka xiga ee golaha shacabka ayaa shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho. Xildhibaanadaan oo dhawr iyo toban ah ayaa saxaafadda kula hadlay Hotel Jaziira waxeyna ka warbixiyeen waxa ay ka yeelayaan go'aankii kasoo baxay guddoonka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 28-MARS 2021

0 Visits: 322 | Sunday March 28, 2021 - 12:12:22
.

Read More »

Taliyaha Ciidamada Dhulka Oo Amar Siiyay Ciidamada Gor-Gor

0 Visits: 186 | Sunday March 28, 2021 - 08:25:43
..

Read More »

Faah Faahin:-Weerar Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Jowhar

0 Visits: 198 | Sunday March 28, 2021 - 08:03:58
..

Read More »

Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida General Ismaaciil Axmed Ismaaciil

0 Visits: 172 | Saturday March 27, 2021 - 23:30:28
..

Read More »

Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu hor istaagay wadda kasta oo lagu gaari karo doorasho

0 Visits: 205 | Saturday March 27, 2021 - 22:04:51
Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdi Shakuur Warsame kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxweynahan muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu hor istaagay wadda kasta oo lagu gaari karo doorasho Qoraal dheer oo uu ku qoray bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in farmaajo…

Read More »

Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & Faah faahin laga helayo

0 Visits: 216 | Saturday March 27, 2021 - 22:01:04
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidam o ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihin duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa waxaa uu ymid kadib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan AL-Shabaab ay weerareen Bar-koontorool…

Read More »

Ciidamada Kenya oo toogtay 5 ruux

0 Visits: 206 | Saturday March 27, 2021 - 21:58:12
Warbaahinta dowladda Kenya ayaa baahisay in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kenya ay toogteen Shan ruux oo lagu eedeeyay inay dil geysteen, xili ay doonayeen inay baxsadaan. Dadka ay ciidamada Kenya togteen ayaa ku sugnaa Magaalada Mombasa, waxaana laamaha amniga ay sheegeen in xogo ay ka heleen…

Read More »

Xildhibaan Jeesow " Waa suurtogal in Maanta Kulanka Golaha lagu daro mooshin la xiriira muddo kordhin"

0 Visits: 226 | Saturday March 27, 2021 - 21:56:59
Waxaa lagu wadaa in Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho uu ka furmo kulanka Golaha Shacabka, kaas oo Ajanhisiisa uu yahay ka hadlida cudurka COVID-19, balse uu hareeyay guux la xiriira muddo kordhin. Inta ugu badan Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa kulanka xaadiray, waxaana la filayaa…

Read More »

FIQI oo weerar culus ku qaaday Dubbe kadib qoraal ay baahisay warbaahinta DF

0 Visits: 331 | Saturday March 27, 2021 - 21:51:49
Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug kana mid ah xildhibaanada golaha shacabka wakhtigooda dhamaaday Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul uga falceliyay muuqaal lasoo dhigay barta bulshada talafashinka qaranka Soomaaliya. Muuqaalkaan lasoo dhigay Talafashinka qaranka ayaa ku saabsanaa mid ka mid ah…

Read More »

Laamaha Amniga Beledweyne oo xiray Kaaliyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan

0 Visits: 200 | Saturday March 27, 2021 - 21:48:50
Ciidamada Ammaanka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay maanta xireen Cabdifitaax Xaashi Cismaan oo kamid ah Kaaliyayaasha Maxkamadda Madaniga ee gobolka Hiiraan. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xariga Kaaliyaha Maxkamadda Gobolka Hiiraan, balse Ciidamo ka tirsan Booliska…

Read More »

Madax fara badan oo ka hadashay dadkii ku dhintay Shilkii Tareen ee ka dhacay Masar

0 Visits: 213 | Saturday March 27, 2021 - 21:44:23
Sidaynu la socono shalay waxa uu shil tareen ka dhacay meel ku dhow Deegaanka Al-Ibraahimiya ee Gobalka Sohag ee Koonfurta dalka Masar, iyadoo ay 32 qof ku geeriyootay, halka ay 180-kalena ku dhaawacmeen. Haddaba, Madaxda dalalka Carabta iyo kuwo kale ayaa waxay Dhambaal Tacsi ah u direen Madaxweynaha…

Read More »

Tirada Dadka Laga Helay Cudurka COVID-19 Ee Gudaha Somalia Oo Sare Kacday

0 Visits: 209 | Saturday March 27, 2021 - 21:42:38
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 174 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 5 qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 17 ruux. Wasaaradda ayaa caddeysay in xaaladaha…

Read More »