Wararka

WASIIRRADA GALMUDUG OO ANSIXIYAY MIISAANIYADDA AY KU SHAQEYNAYAAN LIX BILOOD EE SOO SOCOTA

0 Visits: 252 | Tuesday September 08, 2015 - 11:44:34
Shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Qoondeynta Miisaaniyadda Maamul-gobolkeedkaas, iyagoo ugu dambeynna Ansixiyay Miisaaniyadda uu lixda bil ee soo socota uu ku shaqeyn doono Maamulka Galmudug.

Read More »

Ciidamada Kenya oo Hoosingoow ku xiray Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda

0 Visits: 198 | Tuesday September 08, 2015 - 11:20:30
Ciidamada Kenya ee ku sugan deegaanka Hoosingow ee Gobolka Jubadda hoose, ayaa la sheegay inay xireen labo sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowladda ee ku sugan deegaankaasi. Xariga Saraakiishaan, ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii Saraakiisha Kenya ee Hoosingoow ku sugan iyo Saraakiisha ciidamada Somalida…

Read More »

Ciidan Soomaali ah oo tababar ku qaatay Emirate-ka Carabta oo la geeyay dalka Yemen

0 Visits: 223 | Tuesday September 08, 2015 - 11:12:25
Warbaahinta Wadanka Yemen, ayaa qortay ciidan Soomaali ah oo tababar ku soo qaatay Emirate-ka Carabta in la keenay Gobolka Marib, si ay kaga qayb qaataan dagaalka lagula jiro Xoogaga Xuuthiyiinta Yemen. Marib waxaa ku sugan ciidan lugta ah oo ka kala socda dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga, Emirate-ka,…

Read More »

Dowladaha France, Britain iyo Germany oo ku dhawaaqay tirada Qaxootiga reer Syria ee ay qaabilayaan

0 Visits: 467 | Tuesday September 08, 2015 - 11:07:59
Iyadoo ay sii kordhayaan qul-qulka shacabka reer Syria ee ka baxsanaya colaada ka aloolsan dalkooda, ayaa Dowladaha France, Britain iyo Germany, waxa ay ku dhawaaqeen tirada Qaxootiga Syrian-ka ee ay qaabilayaan.

Read More »

Alshabaab oo weeraray degmada Qoryooley gobolka Sh/hoose

0 Visits: 242 | Tuesday September 08, 2015 - 11:02:03
Wararka ka imanaya degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in uu dagaal ku dhex maray degmada Qoryooley ciidamo ka tirsan dowlada iyo dagaalyahano ka tirsan ururka Alshabaab.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DA SEBTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 394 | Tuesday September 08, 2015 - 10:30:49
RW SHARMA'ARKE: WAXAAN WADNAA SIDII LOOGA TASHAN LAHAA DOORASHO KA DHACDA DALKA 2016-KA Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa ka warbxiyay wixii u qabsoomay xukuumadda uu hoggaaminayo tan iyo markii la dhisay, isagoo sheegay in xukuum adiisu ku guuleysatay…

Read More »

Guddoomiye Kaliil oo gaaray Garbahaareey iyo Ciidamada Itoobiya oo isku gadaamay hooygiisa

0 Visits: 263 | Monday September 07, 2015 - 14:18:27
Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee Dowladda Federalka Somaliya Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa xalay gaaray Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo, isaga oo wata ciidamo aad u badan oo uu ka abaabulay Gobolka Gedo, gaar ahaan Degmada Ceelwaaq. Wararka ayaa sheegaya maanta barqadii ciidamada Itoobiya inay isku…

Read More »

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Sawirro muujinaya weerarkii Janaale

0 Visits: 502 | Monday September 07, 2015 - 14:12:34
Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawiro muujinaya weerarkii 1-dii bishan September ay ku qaaday Saldhig Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ku lahaayeen deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 7-DA SEPTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 386 | Monday September 07, 2015 - 11:41:47
XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY 45-ASKARI OO DOWLADDA IMAARAADKA LOOGA DILAY DALKA YEMEN Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyay Madaxw eynaha dalka Imaaraadka Carabta, Sheekh Khalifa bin Zayid Al Nahyan iyo Shacabka waddakaas dilkii 45 askari oo Imaaraati ah loogu geystay…

Read More »

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo looga Digay Khilaaf soo Dhex-gala

0 Visits: 295 | Sunday September 06, 2015 - 12:11:31
Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo ay u arkeen mid keenaya khilaaf soo dhexgala xildihbaannada baarlamaanka Somalia.

Read More »

Kenya oo shacabka ku amartay inay ka guuraan Deegaanka Boni

0 Visits: 262 | Sunday September 06, 2015 - 11:21:00
Dowladda Kenya, ayaa ku amartay dadka shacabka ah ee degan dhulka Keymaha ee Boni inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga guuraan, deegaankaasi waxaana sababta ay ku sheegtay Dowladda Kenya inay tahay arimo ammaan awgeed. Dhulkaan Keymaha ah ee Boni, waxaa la aaminsan yahay ugu yaraan 300 ciidan kana tirsan…

Read More »

Maamulka Jubbaland oo sheegay inuu dhowaan weerar ku yihiin Bu'aale

0 Visits: 250 | Sunday September 06, 2015 - 11:16:40
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inuu dhowaan bilaaban doono wajiga labaad ee howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab, gaar ahaan Gobolka Jubadda Dhexe oo ah gobolka kaliya ee Al-Shabaab si buuxda gacanta ugu hayaan. Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in marka la…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya "135 Oday ayaan ka gudbaynaa, mana dhaceyso doorasho qof iyo cod"

0 Visits: 250 | Sunday September 06, 2015 - 11:09:05
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa sheegay inay doonayaan ka gudubka marxaladii Odayaasha 135 ay ku soo xuleen Xildhibaanada hada shaqeeya, si loo gaaro marxalad cusub oo lagu hanto doorasho dalka ka dhacda. Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Somaliya,…

Read More »

Guuleed "Haddii aan duruufta nagu qasbin xoog inaan u adeegsano Ahlusuna ma rabno"

0 Visits: 254 | Sunday September 06, 2015 - 11:03:18
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in aanay marnaba la aqbali doonin ciida ka madax banaan ciidamada sharciga ah ee dowladda ka tirsan ee ku sugan Gobollada Dhexe. Madaxweyne Guuleed oo wareysi siinayay Idaacada VOA ayaa sheegay in mar walba ay diyaar u yihiin wada hadal…

Read More »

Al-shabaab Oo Ku Damaashaadaya Degmo Ay AMISOM Ka QabsadeenDAAWO SAWIRADA:-

0 Visits: 288 | Sunday September 06, 2015 - 10:29:22
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa bogooda kusoo bandhigay sawiro ay kasoo qaaden Maleeshiyaadkii la wareegay deegaanka Kuntuwaarey ee G/Sh/Hoose oo ay ka baxeen Ciidamada AMISOM.

Read More »

Jarmalka iyo Austria oo qaabilay kumanaan qaxooti ah

0 Visits: 276 | Sunday September 06, 2015 - 10:03:20
Jarmalka iyo Austria ayaa albaabada u furay kumanaan qof oo muhaajiriin ah, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay ku xayirnaa dalka Hungary. Xiisada Muhaajiriinta magangalyo doonka ah ee ku qul quleysa Yurub ayaa maalmihii u dambeeyay sii xoogeysatay, iyadoo wadamada Yurub ay ku kala qeybsanaayeen qaabilitaanka…

Read More »

Mareykanka oo walaac ka muujiyay qorshaha Ruushka uu ku hubeynayo dowladda Suuriya

0 Visits: 266 | Sunday September 06, 2015 - 09:58:53
Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry ayaa walaac ka muujiyay qorshaha Ruushka uu ku hubeynayo dalka Suuriya, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in Ruushka ciidamo ka joogaan Suuriya. Mr Kerry ayaa taleefanka kula hadlay dhigiisa Ruushka Sergie Lavrov, isagoo kala hadlay arrinta ku aadan…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 6-DA SEPTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 408 | Sunday September 06, 2015 - 09:54:09
BASHIIR CIISE CALI"LACAGTA BEEN ABUURKA AH PUNTLAND AYAA KEENTAY" Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo shalay Shir Saxaafadeed ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Faah-faahin ka bixiyay Lacago Been abuur ah oo mudooyinkii danbe laga dareemayay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Boqorka dalka Sacuudiga iyo Madaxweynaha Mareykanka oo Washington ku kulmay

0 Visits: 289 | Saturday September 05, 2015 - 10:17:07
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama, ayaa Magaalada Washington kula kulmay Boqorka dalka Sacuudiga Boqor Salmaan, kadib markii booqasho uu ku tagay dalkaasi Mareykanka Boqor Salman.

Read More »

misom oo isaga baxday deegaanka Ceel Silindi iyo Shabaab oo la wareegay

0 Visits: 247 | Saturday September 05, 2015 - 10:12:46
Ciidamada Ururka Al Shabaab ayaa saaka aroortii la wareegay deegaanka Ceel Silindi oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose, kadib markii ciidamadii Amisom ay isaga baxeen deegaankaan.

Read More »