Wararka

163 Tahriibe Oo Laga Soo Badbaadiyay Xeebaha Liibiya

0 Visits: 207 | Thursday April 01, 2021 - 07:49:51
..

Read More »

Ra'iisal Wasaarihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday

0 Visits: 208 | Thursday April 01, 2021 - 07:47:01
..

Read More »

Maxaa looga hadlay kulankii Qoor Qoor, Cali Guudlaawe iyo Lafta-gareen? + Sawirro

0 Visits: 286 | Wednesday March 31, 2021 - 21:15:43
–Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay madaxweynayaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Lafta-gareen oo ayagu isku mowqif ka ah xiisada doorashada dalka oo meel xasaasiya mareysa.

Read More »

Axmed Madoobe iyo Saciid Deno oo qoraal xasaasi oo wada-jir ah kasoo saaray wada-hadalladii Muqdisho

0 Visits: 188 | Wednesday March 31, 2021 - 21:02:12
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhoweyd soo saaray war-saxaafadeed xasaasi ah oo ay uga hadlayaan xaalada dalka iyo kulamadii u dambeeyay ee looga arrinsanayey doorashada ee ka dhacay Muqdisho.

Read More »

Xog: Dadaallada ay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ka wadaan MUQDISHO

0 Visits: 206 | Wednesday March 31, 2021 - 20:54:23
adaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan midowga musharaxiinta ayaa todobaadkii la soo dhaafay ka shaqeeyay sidii loo xalin lahaa muranka ka taagan doorashada Soomaaliya. Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa ka shaqeeyay…

Read More »

Kulankii BF oo furmay iyo xubno lagu ansixiyay

0 Visits: 172 | Wednesday March 31, 2021 - 20:51:12
Kulankii golaha shacabka ayaa furmay iyadoo ay ka maqan yahiin 15-ka xildhibaan ee laga mamnuucay iney yimaadaan shanta kulan ee soo socota kadib fowdo ay sameeyeen kalfadhigii sabtidii la rabay iney yeeshaan golaha shacabka, waxaana maanta la ansixiyay xubno. Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal…

Read More »

Garsoore Muslim ah oo markii u horeysay Xil looga magacaabay Maxkamadaha Federalka Maraykanka

0 Visits: 194 | Wednesday March 31, 2021 - 20:17:36
Madaxweynaha Maraykanka, Joe Biden waxa uu shalay si rasmi ahaan ugu magacaabay Zaahid Nisar Qureyshi Garsoore Heer Federal ee Maxkamadda Degmada ee New Jersey (The US District Court of New Jersey). Aqalka Senedka Maraykanka haddii ay ansixiyaan Garsoorahaasi waxa uu noqon doonaan Garsoorihii u horeeyey…

Read More »

Madaxweyne el-Sisi oo ku hanjabay in Itoobiya ay la kulmi doonto waxaysan weligeed horey u arag

0 Visits: 171 | Wednesday March 31, 2021 - 20:14:18
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-sisi ayaa digniintii ugu kululeyd u jeediyay Itoobiya oo uu kala dhaxeeyo muranka webiga Nile, isagoo ku ugu hanjabay in haddii ay biya xireenka Nile ee Itoobiya ku howlan uu saameyn ku yeesho inay la kulmi doonto cawaaqib xun oo weligeed aysan kasoo kabsan doonin.…

Read More »

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ciidamo Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 219 | Wednesday March 31, 2021 - 12:08:57
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka la geliyo ee laga hago meelaha fog-fog oo dhowr daqiiqo kahor ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in qaraxaas lala eegtay gaari nooca raaxada ah oo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 31 MARS 2021

0 Visits: 749 | Wednesday March 31, 2021 - 11:42:14
.

Read More »

Xog: Shirarkii 5-ta madax goboleed oo u hakaday 3 qodob oo la isku hayo

0 Visits: 196 | Wednesday March 31, 2021 - 08:13:51
..

Read More »

Xog: FARMAAJO oo saddex jeer laga baajiyay safar

0 Visits: 215 | Wednesday March 31, 2021 - 07:49:54
..

Read More »

Akhriso:- Madasha Bad-baado qaran oo digniin ka soo saartay muddo kororsiga la hadal hayo,farriina u diray guddoomiye Mursal

0 Visits: 217 | Tuesday March 30, 2021 - 22:00:46
Madasha Badbaado qaran oo kulan deg dega ka leh xaaladda dalka iyo shirka Afisyooni Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Read More »