Wararka

Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay waxa ka jira Iskaashi Amni oo ay yeelanayaan Eritrea, Itoobiya iyo Somalia

0 Visits: 131 | Tuesday March 30, 2021 - 20:13:47
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay wararka sheegaya in maalinta Berri ah uu safar dibadda ah u baxayo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo,islamarkaana ka qeyb-gelaya heshiis iskaashi oo dhex-maraya dalalka Africa. Qoraal uu boggiisa Facebook uu ku dabacay…

Read More »

Meydadka laba qof oo aan la aqoonsan oo maanta lagu arkay bannaanka Jowhar

0 Visits: 126 | Tuesday March 30, 2021 - 20:07:27
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in maanta duleedka magaalada lagu arkay laba qof oo meyd ah balse aan la aqoonsan wali. Meydadka labadaan qof ayaa laga helay inta u dhaxeysa deegaanada Raqayle iyo Bayaxow ee duleedka ka ah magaalada Jowhar, waxaana…

Read More »

Sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulka Koondur Galbeed oo weerar lagu khaarijiyey

0 Visits: 137 | Tuesday March 30, 2021 - 20:04:30
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saaka dagaalyahan ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen kolonyo uu la socday siku duwaha ciidanka Koonfur Galbeed ee degmooyinka Ceel-Barde iyo Xudur ee gobolkaasi. Ilo deegaanka ah ayaa in sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay dhabah u galeen…

Read More »

Galmudug oo xukuno adag ku riday 31 qof oo ajaanib ah oo lasoo qabtay + Sawirro

0 Visits: 130 | Tuesday March 30, 2021 - 19:57:43
Maxkamada Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ganaax mid $700 (Todoba boqol oo dollar ah) ku riday 31 qof oo ajaanib ah, kuwaas oo kalluumeysi sharci darro ah ka waday xeebaha Soomaaliya. Kalluumeysatadan ganaaxa lacageed lagu xukumay ayaa laga qabtay inta u dhaxeysa magaalooyinka Xarardheere iyo Hobyo ee…

Read More »

Puntland oo beenisay warar laga faafiyey Deni oo la xiriira Madasha Badbaado Qaran

0 Visits: 114 | Tuesday March 30, 2021 - 19:55:47
Afhayeenka madaxtooyada Puntland, Jaamac Deperani ayaa beeniyey warar saacadihii lasoo dhaafay lagu qoray baraha bulshada, kuwaas oo sheegayey in Deni uu ka tanaasulay qorsha Madasha Badbaado Qaran iyo Saamileyda kale ay uga mid noqonayaan heshiiska arrimaha doorashooyinka dalka. Qoraalkan oo lasoo…

Read More »

KHEYRE oo soo saaray digniin la xiriirta doorashada

0 Visits: 137 | Tuesday March 30, 2021 - 19:53:56
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo war qoraal ah soo saaray ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka 2021-ka. Khayre ayaa marka hore weerar afka ah ku qaaday madaxda dowladda federaalka, isaga oo shaaca…

Read More »

CC Sharmaarke oo kashifay 'heshiis halis ah oo ay kala saxiixan rabaan' Farmaajo, Abiy Ahmed iyo Afwerki

0 Visits: 134 | Tuesday March 30, 2021 - 19:45:49
Cumar Cabdirashiid, oo ah senator ka tirsan Aqalka Sare, ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku sheegay in heshiiskan oo ah mid amni iyo difaac la doonayo in dhowaan lagu saxiixo magaalada Addis-Ababa.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

0 Visits: 121 | Tuesday March 30, 2021 - 19:44:18
Ra'iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka,iyaga oo ka wada-hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka Beesha Caalamka iyo Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka ayaa looga wada hadlay dardar gelinta iyo dhammeystirka…

Read More »

Al-Shabaab oo 'isku dayey 'inay khaarijiyaan' Kibaki iyo Raila ODINGA – Warbixin

0 Visits: 135 | Tuesday March 30, 2021 - 19:39:19
Dagaalyahanada Al-Shabaab ee ayaa 2012-kii isku dayey iney khaarijiyaan madaxweynihii hore dalka Kenya Mwai Kibaki iyo Ra'iisul Wasaarihii hore ee xiligaas Raila Odinga, sida ay baahiyeen warbaahinta Kenya. Xogtan ayaa laga ogaaday dokumentiyada ay dowladda Kenya u gudbisay maxkamadda caalamiga…

Read More »

Diyaarad ay wafdi Imaaraati saarnaayeen oo laga celiyay garoon ku yaalla Mudug

0 Visits: 128 | Tuesday March 30, 2021 - 19:37:43
Diyaarad sida wafdi ka socda dowladad isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa maanta laga hor istaagay inay kasoo dagto garoon ku yaala magaala xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug, sida ay ogaatay Caasimada Online. Wafdiga Imaaraadka ee laga hor istaagay booqashada Garacad ayaa waxaa lagu soo waramayaa…

Read More »

Villa Somalia oo ka jawaab ka bixisay qoraalkii CUMAR Cabdirashiid ee 'SAFARKA' Farmaajo ee Addis Ababa

0 Visits: 271 | Tuesday March 30, 2021 - 19:32:35
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay warar saacadihii u dambeeyay si weyn u baahay oo la xiriira safar uu qorsheynayo madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu ku tago dalka Itoobiya. Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada, Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa qorshaha…

Read More »

Mursal iyo Lafta-gareen oo kulan la isugu keenay kadib khilaaf soo baxay + Sawirro

0 Visits: 145 | Tuesday March 30, 2021 - 19:21:25
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur-galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, oo muddooyinkii dambe lasoo warinayay inuu kala dhaxeeyo khilaaf.

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 30 MARS 2021

0 Visits: 625 | Tuesday March 30, 2021 - 09:27:35
.

Read More »

Madaxweynaha Pakistaan Oo Laga Helay Cudurka CORONVIRUS

0 Visits: 160 | Tuesday March 30, 2021 - 09:24:38
..

Read More »

Maamulka DDS Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya

0 Visits: 155 | Tuesday March 30, 2021 - 08:53:18
..

Read More »

Muxuu Yahay Qodobka Ay Isku Fahmi Waayen Madaxda M/Goboleedyada?

0 Visits: 157 | Tuesday March 30, 2021 - 08:47:28
..

Read More »

Ciidanka Jubbaland oo howlgal Miino baaris ah sameeyay

0 Visits: 152 | Tuesday March 30, 2021 - 08:45:32
..

Read More »