Share with your friends via email

DEG DEG: Feeraryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay oo geeriyooday

Feeraryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaala magaalada Phoenix ee gobolka Arizona, halkaasoo khamiistii la dhigay, markii xaalad deg deg ah soo wajahday.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip