Share with your friends via email

FIQI: "Waxaa la casuumay oo banaanka u soo baxaya qoryihii duugoobay"

Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale Mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa si adag uga hadlay go'aanka madaxda waqtigoodu dhamaaday ay ku dheereysanayaan xukunka, kadib qaraarkii uu soo saaray Golaha Shacabka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip