Share with your friends via email

Fannaaniintii Soomaaliyeed ee Geeriyootay sanadka 2020

Sanadkan sii dhamaanaya ee 2020 waxaa geeriyooday fannaaniin caan ka ahaa gayiga Soomaaliya iyo caalamka, qaarkood waxaa ay u dhinteen cudurka dunida faraha ba'an ku haya ee Coronavirus. Fannaaniintan ayaa qaarkood ku dhintay dalka dibadiisa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip