Share with your friends via email

Afrika waxay noqoneysaa "saldhigga cusub ee kooxaha jihaad doonka ah"

Ilaa 300 oo ciidamo Britain ka soo jeeda ah ayaa tegay dalka Maali ee ku yaalla Galbeedka Afrika, xilli ay u muuqatay in xuddunta kooxda la baxday Khilaafada Islaamka, taa oo ka soo wareegtay Bariga Dhexe una soo guurtay Afrika.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip