Share with your friends via email

Ra'iisul Wasaare Rooble Oo La Filayo Inuu Ku Dhawaaqo Golihiisa Wasiirada

Waxaa xalay mar kale Xarunta Madaxtooyada dalka kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip