Maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM oo ku dagaalamay deegaanka tirsan G/Jubbada Hoose.
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Kenya ee ka midka ah Howlgalka Midowga Afrika AMISOM iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Taabta ee duleedka degmada Dhoobleey Gobolka Jubbada Hoose.
Waxaa lagu soo waramayaa in dagaalka uu yimid