Labo Kooxood waa weyn oo wada doonaya inay la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos sanadka 2021-ka
Labo Kooxood oo waa weyn ayaa soonaya inay sanadka 2021-ka la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos, isla markaana ay ka wadaan caasimadda Spain ee Madrid.
Warsidaha Don Balon ayaa warinaya in Kooxaha ay saf ugu jiraan saxiixa Sergio Ram