Maalinta Caalamiga ah ee Eeyahya.( International Dog day 26 August).
Ar Gaalaa! Barja indin gal, haddana ma saaneey noo keeneen, yeeyna idin Fasahaadin.
Hore waa u ogeeyn in Dalka Nepal ey Maalinta 2aad ee Usbuuca u yaqniin Maalinta Eeyga eyna qadariyaan, waan ogeeyn in meela ka mid ah Dalka Hindiya looga dabaaldago