Safiirka Somalia u magacaawdey Austria oo Warqadaha laga guddoomey
Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der Bellen ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha dowlada Soomaaliyeed ay dhawaan u Magacaawday dalkaas ee Amb. Ebyan Maxamed Saalad Ladane.
Ebyan ayaa sidoo kale ah Danjiraha Soomaaliy