Hir-Shabeelle & Koonfur Galbeed oo Maanta Shir u furmayo
Maanta oo Talkaado ah ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay uu ka furmo shir u dhaxeeya Madax ka socota Maamulada Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.
Shirkaan oo ay ka qeyb-geli doonaan Madaxweynayaasha labada Maamul iyo