Ciidanka Amniga Boosaaso Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Iyo Gaadiid
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Gobolka Bari ayaa xalay waxaa ay howlgalo ka sameeyeen Magaalada Boosaaso, iyagoona kusoo qabtay hub sharci darro ah oo lagu dhex watay gudaha Magaalada.
Howlgalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Xaafado ku yaalla