Jubbaland oo sheegtay in duqeyntii Jilib lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo aaray duqeyn maalin ka hor ka dhacday degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, iyadoo duqeyntaas aheyd mid bartilmaameed ah oo uu fuliyay Mareykanka.