Xiddig Man United Ah Oo Iska Diiday In Kulan Lagu Maamuusayo Loo Qabto Isagoo Ka Baqaya Inaysan Cidna Imaaneynin
Isbuucii la soo dhaafay daafaca dhexe ee Manchester United Phil Jones ayaa saftay kulankiisii ugu horeysay ee Premier League ee xilli ciyaareedkan iyadoo United ay barbaro 3-3 la gashay Sheffield United.
Waa xilli ciyaareedkii sagaalaad ee uu Jone