HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 11KA SABTEMBAR 2019KA
ALSHABAAB OO 'WEERAR KU DISHAY' SAGAAL ASKARI OO KENYAN AH
War kasoo baxay dagaalamayaasha AlSha baab ayaa lagu sheegay in weerar ay ka geysteen deegaan ka tirsan Gobolka Mandheera ee dalka Kenya ay ku dileen 9 Askari oo ka tirsanaa Mili