Ciidanka Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Gedo
Wararka aan ka heleyno Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu dagaal ku dhexmaray Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.
Dagaalkan ayaa ka dambeeyay,kadib markii rag ka tirsan