Share with your friends via email

Wasaaradda Waxbarashada oo la wareegtay dhismaha Jaamacadda Hiiraan University ee magaalada Beledweyne

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Barre ayaa uga mahad celiyay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku wareejiyay Wasaaradda Jaamacadda Hiiraan University.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip