Puntland oo soo bandhigtay Khamri farabadan & dad lagu soo qabtay+Sawiro
Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ee Maamulka Puntland waxaa Maanta lagu soo bandhigay mandooriyaha Khamriga oo aad u faradan iyo dad la sheegay inay ahaayeen kuwo Khamrigaas ka Ganacsanayay oo isugu jira rag iyo dumar.
Khamriga oo uu ku jir