Share with your friends via email

Isbeddel lagu sameeyay Jadwalka doorashada Maamulka Jubbaland

Qoraal kasoo baxay Guddiga madax bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubnaland ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay jadwalka xilliga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Jubbaland & tan guddoonka Baarlamaanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip