Galka Baarista oo shaaca ka qaaday sida Al-Shabaab ku dhex-gasho ugana dhex-shaqeyso DF (Dhageyso)
Barnaamijka Galka Baarista ee idaacadda VOA ayaa toddobaadkan lagu soo qaatay inta ay la egtahay ku-dhex jiritaanka Al-Shabaab ee dowladda Soomaaliya.
Awoodda Al-Shabaab ay ku dhex leedahay dowladda ayaa soo shaac baxday kadib markii gabdho la shaqe