Share with your friends via email

Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo ku kulmay Sacuudiga

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku kulmay dalka Boqortooyada Sacuudiga Carabiya, magaalada Mina oo ay u joogaan gudashada waajibaadka Xajka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip