Al-Shabaab oo sheegay inay duqeyn la beegsadeen garoonka diyaaradaha Kismaayo
Al-Shabaab ayaa sheegatay in duqeyn la beegsadeen garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose.
Sida ay sheegayaan warar tiro madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa ku dhacay garoonka diyaaradaha Kismaayo, inkastoo aan si dhab a