HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 17-KA LUULYO 2019-KA
CAWAD OO WEERAR CULUS KU QAADAY SOMALILAND
Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shalay markale ka hadlay talaabada DF Somalia xirii rka u gu jartay dalka Gini ee galbeedka Afrika.
Wasiir Cawad ayaa sheeg ay in wadda