AHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 9-KA JUUN 2019-KA
XUBNO KA TIRSAN MUCAARADKA SUUDAAN OO LA XIRAY KA DIB BOOQASHADII ABIY EE KHARTUUM
Saraakiil ka tirsan hoggaanka sare ee mucaaradka Suudaan ay aa la xiray sabtida maan ta, kaddib booqasha dii ma alinta qaadatay ee dalkaas uu ku tagay RW