Share with your friends via email

Puntland oo mamnuucday ka ganacsiga Hubka Iyo Agabka Ciidanka

Puntland ayaa joojisay ka ganacsiga hubka iyo agabka ciidammada,iyadoo digreeto ka soo baxday wasiirka amniga Cabdisamad Maxamed Gallan lagu sheegay in si loo sugo amniga dadka iyo dalka ay muhiim tahay mamnuucista soo dajinta,dhoofinta iyo ganacsiga

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip