Dowladda oo ka hadashay duqeyn lagu dilay ku-xigeenkii hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya
Hawlgal ay si wada jir ah u filyeen ciidamada dowladda iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay ku-xigeenkii Daacishta Soomaaliya.
Howlgalkan oo ahaa duqayn ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Xiriirro oo ka tirsan Isku Shuban.