Chelsea Oo Marata Iska Fasaxeysa Iyo Xidigaha Ay Ku Badli Doonaan Oo La sii Ogaaday
Chelsea ayaa u ogolaaneyso Alvaro Morata in uu wada hadalo la Gali karo kooxda Sevilla.
Sevilla amaah ayay ku qaadanayaan Morata waxayna bixinayaan mushaarkiisa £140,000 uu Chelsea ka qaato todobaad walbo si uu kaga caawiyo ku guuleysiga La Li