Xidig Barcelona Ka tirsan oo qarka u saaran ku biiritaanka kooxda Arsenal
Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa ku dhaw la soo wareegitaanka xidiga reer Spain ee Barcelona qadka dhexe kaga ciyaara ninka lagu magacaabo Denis Suarez.
Unia emry ayaa baahi badan u qabo soo qaadashada ciyaariyahankaan qadka dhexe ka xamaasha kaa