Akhriso:-Warbixin Ku Saabsan Shaqsiyadda Ergayga Gaarka Ee QM U Joogay Somalia Oo Ay DFS Cayrisay
Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres waxa uu bishii September 12-dii ee sannadkii hore u soo magacaabay Wakiilkiisa Khaaska ee Somalia, Nicholas Haysan oo ah Diplomaasi u dhashay dalka Koonfur Afrika.
Magacaabistiisa ayaa timid, kadib, markii uu E