Manchester United oo dhaqan gelisay hal sano oo ay heshiiska David de Gea ku kordhisay
Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa go'aansatay inay ku kordhiso heshiiska Goolhaye David De Gea hal sano oo dheerraad ah.
Shabaq ilaaliyahan ayaa iska diiday in United uu heshiis cusub u saxiixo, xilli la xasuusto inay dowr jeer uso