Chelsea oo hal shardi ku xirtay in ay Manchester United kaga iibsato Anthony Martial!
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa si aad ah u xiiseyneysa Anthony Martial, waxaana ay rajeynayaan in ay u dhaqaaqaan bisha January, haddii ay Manchester United diyaar u tahay in ay iibiso.
Qandaraaska Martial waa mid sii idlaanaya dhammaadka xill