Kulan u socday waxgaradka iyo nabadoonada beesha Abgaal oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar (Sawiro)
Kulan ay maalmihii la soo dhaafay ay ku lahaayeen magaalada Jowhar mid ka mid ah beelaha ugu waaweyn ee dega gobolka Sh/dhexe ayaa lagu soo gunaanaday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.
Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay waxgarad iyo