Share with your friends via email

"Waan Ceeboobay" Yuusuf Garaad Oo Qormo La Cajiib Ah Qoray!!!

Xuseen Shiikh Axmed Kaddare oo ahaa dhaqan yaqaan ayaa beri Radio Muqdisho ka sii deyn jiray Barnaamij toddobaadle ah oo ku saabsan Dhaqanka. Kaddare AUN wuxuu ahaa hadalyaqaan, caqli u saaxiib ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip