Share with your friends via email

SAWIRRO:Madaxa Xukuumadda Galmudug oo la kulmay G/guddiga Doorashada Xaliimo Yarey

Kadib markii ciidamo ka tirsan Maamulka Magaalada Dhuusamareeb xabsi guri ay ka dhigeen Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan ee dalka Xaliimo Ismaaciil, ayaa maanta kulan raali gelin waxaa ugu tagay madaxa Xukuumadda Galmudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip