Share with your friends via email

Lamaane Facebook iska helay oo lix maalood ka dibna is guursay

Qof kaste oo Facebook isticmaala wuxuu arkaa waxyaabo uu la yaabo. Waxaa ka mid noqon kara dad aadan aqoonin oo kugu soo darsada, qol ay koox furatay oo xubin lagaa dhigo adigoon dalbanin iyo qoraallo iyo sawirro lagula wadaago adigoo aan rabin.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip