Maxamed Saalax oo noqday Cayaaryahanka ugu fiican Africa
Weeraryahanka u cayaara kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan Africa.
Abaalmarintan oo ay u tartamayeen dhowr ciyaartoy oo afrikaan ah ayaa aaqirkii waxaa ku guulaystay Maxamed Saalax oo horyaalka England