Share with your friends via email

Taariikhda Degmada Buulaburte, Buulabarde, Buulaay ama Deebley.=Warbixin Kooban=

Waagii hore waxaa loo yaqiin Buuloburte (Buuladii Bacaadka), kadibna waxaa loo bixiyay BuuloBarde (Barde) waa geed wabiga jiinkiisa ka baxo oo ay caan ku ahayd magaaladu. Dadkii hore u deganaa waxay u yaqiineen magacya kale sida: Buulaay iyo Deebley

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip