Dublamaasiga ugu sareeya maamulka Trump oo si dirqi ah ku soo baxay

0
Tuesday January 24, 2017 - 12:52:57 in Wararka by
  • Visits: 479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dublamaasiga ugu sareeya maamulka Trump oo si dirqi ah ku soo baxay

    Tillerson ayaa ah madixii hore ee shirkadda Exxon Mobil Gudiga calaaqaadka dibadda u qaabilsan aqalka Senetka ee dalka Maraykanka ayaa u codeeyay in Rex Tillerson uu noqdo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka iyadoo ay aad isugu dhawaayeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tillerson ayaa ah madixii hore ee shirkadda Exxon Mobil Gudiga calaaqaadka dibadda u qaabilsan aqalka Senetka ee dalka Maraykanka ayaa u codeeyay in Rex Tillerson uu noqdo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka iyadoo ay aad isugu dhawaayeen dadka u codeeyay iyo kuwa ka soo horjeeday, inkastoo ay jiraan walaac laga qabo calaaqaadka ganacsi ee uu Ruushka la leeyahay.

Arrintan ayaa mashquul u horseedi doonta maamulka cusub ee madaxwayne Donald Trump.

Trump: Jarmalka wuu ku khaldanaa qaabilaada muhaajiriinta

Saxaafadda oo si caro leh ugu jawaabtay Trump

Arrimahaas horyaalana waxaa ka mid ah ka bixitaanka Maraykanka ee suuqa xorta ah ee ganacsiga ee TPP, taas qayb ka ahayd ol’olohoodii doorashada.

Madaxwayne Trump ayaana saxiixay ka bixitaanka suuqaas ay ku midaysnaayeen 12 dal isaga oo adeegsanaya awoodiisa. Suuqaas ayuuse Obama u arkayay mid aad muhiim ugu ah Maraykanka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip