Wiil yar oo 15 sano jir ah oo la dilay

0
Tuesday January 24, 2017 - 11:04:35 in Wararka by
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil yar oo 15 sano jir ah oo la dilay

    Wiil 15 sano jir ah ayaa lagu tooriyeeyay oo lagu dilay waddo ku taalla Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil 15 sano jir ah ayaa lagu tooriyeeyay oo lagu dilay waddo ku taalla Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Wiilka oo dhaawac ah ayaa laga helay Doyle Gardens, Willesden Isniintii.

Shaqaalaha gawaarida gurmadka degdega ah ayaa wiilka ku daweeyay isla goobtii lagu tooriyeeyay, ka hor inta aysan isbitaal u sii qaadin halkaas oo markii dambe la sheegay in uu ku geeriyooday.

Booliiska baaritaannada ku sameeya dilalka ayaan wali shaacinin aqoonsiga wiilka, laakiin waxay sheegeen in ay war geliyeen qoyskiisa.

Qofna looma qabanin dilkan laakiin waxaa la baadi goobayaa dadkii goobjoogayaasha ahaa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip